SHACABKA CARMO | Aragtidooda ku aadan xaalada Axmed Madoobe

3 months ago
2

CARMO: Shacabka iyo Waxgaradka Carmo oo aragti ka dhiibtey Warqada kasoo baxday Xasan Sh Maxamuud oo amray in lasoo qabto Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe). Yaasiin Seso

Loading comments...