Rushka oo si adag uga falceliyey kadib markii Macalinkawayn isku dayey inuu bilabo Dagal Nuglearka.

3 months ago
35

M. Maraykanka Joe Biden wuxu awood uleeyahay inuu bilabo dagal hubka Nuclearka ah, kahor intuusan xilka lawareegin M. cusub Donld Trump.
Rushkoo yiri hadii xalada ka fursan wayso waan isticmalayaa hubka halista ah aniga oonan u aabo yeeleyn qofka kusugan aqalka cad.
Awlaada Iran oo hurdo udiiday guumaystaha oo dhulkii hostiisa eey ku carareyn si eey uga dhuntan droneska.

Loading comments...