BALLI-BUSLE WAA MEESHA KALIYA EE MUDUG LAGA DIFAACO

4 months ago
12

Balli-busle waa Meesha kaliyee laga difaaco Gobolka mudug ama Puntland haddane saasoy tahay iyadoo Galkacyo ujirto 90km Jariiban ooy hostagtane ujirto 90km bey godoon ku jirtaa ee Madaxweynaha Puntland waxaa deg deg ooga codsaneynaa in Balli-busle degmo loo ansixiyo" mid kamida Xildhibaanada Golaha deeganka Balli-busle | Najiib Xassan Wacdi

Loading comments...