Premium Only Content
MASHAARIICDA WORLD BANK EE SOOMAALIYA OO IL GAAR AH LAGU HAYO
MASHAARIICDA WORLD BANK EE SOOMAALIYA OO IL GAAR AH LAGU HAYO IYO HAYADDII WORLD BANK U QAABILSANAYD HANTIDHOWRKA OO LAGU HELAY MUSUQMAASUQ IYO XIRIIR HOOSE OO AY LA YEESHEEN SOOMAALIDA MAAMUSHA MASHAARIICDA BAANKA ADDUUNKA LAGANA MAMNUUCAY LA SHAQEYNTA BAANKA ADDUUNKA
Kadib cabashooyin badan oo la xiriira musuqmaasuq, nin jeclaysi, iyo beenabuur waxbarasho iyo mid khibradeed oo la xidhiidha maamulka mashaariicda Bangiga Adduunka ee Soomaaliya, Laanta Hantidhowrka ee Baanka Adduunka ayaa ugu dambayntii dabagashay hay’adda EY Kenya ee u qaabilsan xisaabinta mashaariicda Bangiga Adduunka ee Soomaaliya, Hay’addiina waxaa lagu helay in ay qayb ka tahay musuqa iyo nin jeclaysiga mashaariicda baanka Adduunka ee ay fuliso Dawladda Federaalka Soomaaliya.
Hayadda EY Kenya ayaa lagu eedeeyey in ay fududeysay hab-dhaqannada foosha xun ee musuqmaasuqa ayna musuqa u fududeysay madaxda Soomaaliya. Hayadda EY Kenya ayaa lagu eedeeyey in ay ku fashilantay inay soo bandhigto khilaafka daneed ee ka dhexjiray xulashada iyo fulinta afar qandaraas oo hoosyimaada SCORE iyo PFM 2. Waxaana intaas sii dheer in hayadda EY Kenya ay oggolaatay in qandaraasyada mid kamid madaxda dawladda gunno looga qoro. Tani waa dhaqan foolxun oo isku darsaday khiyaano iyo musuqmaasuq, mana aha mid xeerarka Baanka Adduunku oggolyahay ayaa warsaxaafadeedka lagu sheegay.
Dhanka kale Baanka Adduunka waxa uu baaritaan ku wadaa Bangiga Dhexe ee Soomaaliya oo lagu eedeeyey musuq aan xad lahayn oo raadkiisu yaal Villa Somalia. Ninka lagu magacaabo Eshak Adam Harunani ee hayadda hantidhowrka ee Deloitte Kenya iyo Tanzania, xarunteeduna tahay Nairobi ayaa Baanka Adduunka mas’uul uga ah baaritaanka mashaariicda Bangiga Dhexe ee Soomaaliya. David Nchimbi oo ka horeeyay Eshak ayaa hore loogu eedeeyay inuu xiriir hoose la lahaa Guddoomiyaha Baanka Dhexe iyo Villa Somalia ayaa hay’adda Deloitte hore shaqada uga cayrisay codsi ka yimid Bankiga Adduunka dartiis kaddib baaritaan dheer oo uu sameeyey Xildhibaan Dr. Cabdillaahi Xaashi Abiib.
La socod qaybta 6aad ee Madaxweynihii Musuqa iyo Musuqmaasuqii meel kasta gaaray ee Madaxweyne Xasan Sheekh.
-
1:30:48
Josh Pate's College Football Show
10 hours ago $4.49 earnedCFP Reaction Special | Early Quarterfinal Thoughts | Transfer Portal Intel | Fixing The Playoff
31.4K -
23:55
CartierFamily
3 days agoElon & Vivek TRIGGER Congress as DOGE SHUTS DOWN Government
111K100 -
5:43:44
Scammer Payback
2 days agoCalling Scammers Live
182K25 -
18:38
VSiNLive
2 days agoProfessional Gambler Steve Fezzik LOVES this UNDERVALUED Point Spread!
135K17 -
LIVE
Right Side Broadcasting Network
10 days agoLIVE REPLAY: President Donald J. Trump Keynotes TPUSA’s AmFest 2024 Conference - 12/22/24
3,495 watching -
4:31
CoachTY
1 day ago $27.90 earnedCOINBASE AND DESCI !!!!
180K11 -
10:02
MichaelBisping
1 day agoBISPING: "Was FURY ROBBED?!" | Oleksandr Usyk vs Tyson Fury 2 INSTANT REACTION
101K14 -
8:08
Guns & Gadgets 2nd Amendment News
2 days ago16 States Join Forces To Sue Firearm Manufacturers Out of Business - 1st Target = GLOCK
123K89 -
10:17
Dermatologist Dr. Dustin Portela
2 days ago $18.75 earnedOlay Cleansing Melts: Dermatologist's Honest Review
159K14 -
1:02:20
Trumpet Daily
2 days ago $50.11 earnedObama’s Fake World Comes Crashing Down - Trumpet Daily | Dec. 20, 2024
114K70