DAD LIITA OO TUUGA AH OO KU DHASHAY XERYAHA QAXOOTIGA KENYA AMA XAMAR BAA REER AWDAL MATALA,

4 months ago
4

DAD LIITA OO TUUGA AH OO KU DHASHAY XERYAHA QAXOOTIGA KENYA AMA XAMAR BAA REER AWDAL MATALA, WARAYSI PROF. NAGEEYE, AWDAL STATE

Prof. Nageeye waxaan ka waraysanay eedda Wasiir Kuxigeenka Caafimaadku u jeediyey Xildhibaan Abiib iyo qofka uu yahay Xildhibaan Maxamed Amin, Wasiir Kuxigeenka Caafimaadka oo dhawaan lagu eedeeyey lunsasho lacag lagu bixin lahaa kharashaad wafti reer Awdal oo Xamar shaqo u joogay.

"Ninna amaanuu lunsaday ninna maxaa u lunsatay buu leeyahay, waana farqiga u dhexeeya Xildhibaan Abiib iyo Wasiir Maxamed Amiin | Gedabuursi waa dadka ugu aqoonta fiican Soomaalida balse waxay xukun noogu dhiibeen ciyaalkii xeryaha qaxootiga ku dhashay oo aan dhaqan iyo ammaano midkoodna aqoon, waxaa se ugu roon oo maanta muuqdaa waa xildhibaanka ay ku dhaganyihiin Xildhibaan Cabdullaahi Abiib," Wareysi Professor Nageeye.

Loading comments...