JIGJIGA, AABO SOOMAALIYEED OO HANTIDIISII LAGA DHACAY

9 months ago
13

CABDI SIRAAD CUMAR | Waxaan ahay Aabo somaaliyeed ku nool magaalada jigjiga waxaan cabasho ka qabaa oo mar horena ka hadlay Maamulka Magaalada Jigjiga oo Dhul wakhti hore igu wareejiyey isla markaana aan guriyo ka dhistay shaqsi kale ku wareejiyey, markaa Xukuumada sharafta leh waxaan ka codsanayaa in arintaydan hoos loo soo eego oo aan caddaalad helo.

Loading comments...