MUSUQA VILLA SOMALIA WAA MID INTEE LE`EG? Kaga bogo waraysiga Xildhibaan Cabdilaahi Xaashi Abiib

4 months ago
10

Kaga bogo waraysigaan faahfaahsan ee Xildhibaan Dr. Cabdilaahi Xaashi Abiib PhD, oo ah mudane ka tirsan Guddiga Arrimaha Dibadda ee Baarlamaanka Soomaaliya, oo aan ka waraysanay heerka xun ee uu marayo musuqa iyo ku tagrifalka awoodaha madaxda Soomaaliya, dacwad ka dhan ah hay'ado caalami ah iyo madaxda dawladda oo uu wado iyo arrimo kale oo xasaasi ah ayuu Mudanuhu ku faahfaahinayaa waraysigan Daljir.

Loading comments...